Madaxwayne kuxigeenka Puntland State of Somalia Eng C/xakiim C/laahi Cumar ayaa xariga ka jarey wado laami ah iyo buundo loo sameyey magaaalada ganacsiga Boosaaso. Madaxwayne kuxigeenka aya sheegay in shacabka Puntland ay isku tashtaan tanina ay dhiiri galin unoqonayso shacabka iyo dawlada Puntland, wadaadaan waxaa dhaqaalaha kubaxaya bixiyey Dawlada hoose iyo Ganacsatada Puntland.
Hoos kadaawo
Leave a Reply