Waxaa Maanta Magaalada Buuhoodle ee Xarunta maamul goboleedka Khaatumo Soo Gaaray Wefti Balaaran uu hogaaminaayo madaxweyne Ku xigeenka khaatumo mudane cabdul cagaluule kuwaaso ka kooban Xildhibano kamid ah dawlada Soomaaliya,madaxweynihii hore khaatumo Indho Sheel iyo masuuliyiin kale
Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Indho Sheel ayaa sheegay in ay yimaaden Buuhoodle Mudo kadibna ku laaban doonan xamar oo Ay Ka socoto hawl culus oo ay kamid yihiin wadadhaladii dowlada soomaliya iyo Khaatumo, Indho Sheel ayaa sheegay in cali khaliif galaydh Ka qaada xilka kayse cabdi yuusf hadii uu ka qaadi waayo waa in barlamaanku kalsoonida kala laabtan.
Leave a Reply