Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray Magaalada Mombai ee dalka Hindiya, Dowladda Soomaaliya iyo India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi, Heshiiskaan aya wuxuu qorayaa in Maxaabiista kuxiran India lagu soo wareejiyo dowlada Soomaliya oo tiradoodu dhan tahay 118 maxbuus oo loo heysto dembiyo la xiriira burcad badeed.
Leave a Reply