Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday gaari in uu magaaladas ka dhacay, qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn Madaxtooyada maamulka, Qaraxa kadib halkaa waxaa laga maqlay rasaas xoogan oo aan la ogeyn cida rideysa.
qaraxaan ayaa Gesytay qasaare waxaan lageeyey dadkii ku waxyeeloobay isbitaalka magaalada Kismaayo.
wararkeena dambe kala socda warar dheerad ah.
Leave a Reply