Qaar kamida Xildhibaanada jubbaland oo shir ku qabtay xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Juubaland ee kismaayo ayaa waxay sheegeen inay socdaan hawgalo looga sifeynayo Al-shabab Gobolka Jubbada Hoose waxayna sheegeen inay aad usoo dhaweynayaan waxaana loo baahan yahay in bulshada lashaeyso ciidamada Amniga.
Leave a Reply