Kulan aan caadi ahayn oo isugu yimaadeen in kabadab 50 Xildhibaan oo katirsan Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa sheegay inaysan aqbali karin Wasiirada Madaxwaynaha koonfur galbeed Shariif Xasan soo magacabay waxay kaloo sheegeen in madaxwaynaha uusan ku dhaqmeen Dastuurka xildhibaanaduna ya u yihiin lahayste.
Leave a Reply