Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta kor meeray Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan qaybaha Warbaahinta Qaranka siada Telefishinka iyo Raadiyaha Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku ammaanay dhammaan howlwadeenada Warbaahinta Qaranka Howsha wanaagsan oo ay u haayaan Shacabka Soomaaliyeed.
Leave a Reply