Maamulka Puntland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeeray Maamulka Somaliland kaas oo ahaa in Puntland ay kala heshiiyeen in aysan ka hor imaan doorashada Soomaaliland ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.
Wasiirk Cusub ee Wasaarada Warafafinta Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab, ayaa sheegay in Warka ka soo baxay wasiirka Arimaha gudaha Soomaliland uu yahay been buur, mana u ogolaan doono Somalianad in ay Sanduuqyada doorashada keenaan gobolada Sool iyo Sanaag.
Leave a Reply