Ciidamada Itoobiya ayaa Shalay dad reer guuraa ah ku Xasuuqeen Deegaanka Maykaaareebay ee gobolka Gedo waxayna tiradoodu dhan tahay 3 Ruux, waxgaradka degaanka ayaa sheegay in sadexdaan qof ay ahaayeen xoolo dhaqato qaarkood geelooda lajoogay.
Dilkaan loo gaystay dadkaan Reer guura ah ilaa iyo hada majiraan Cid kahadshey oo kamida Madaxda gobolka gedo iyo xildhibaanada laga soo doorto Gobollka.
Leave a Reply