Wasiirkii Hore Haweenka Puntaland waxaa wasiirada Layga Reebay Danta Qabiilka ayaan Kadoortay Danta Guud

anisa

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka Puntland Anisa Haji mumin Ayaa Maana Si Adag oga Hadashay Xil Ka qaadistii Lagu sameeyay, iyo Dhaliil ay u jeedisay Xildhibaanada Beesheeda, Anisa Waxey wax Laga Xumaato ku Tilmaamtay in shaqada ay u heysay Shacabka Puntland Laga Xumaa oo la doonayay in Dano gaar ah ay ka shaqeyso, waxeyna sheegtay ineysan Taasi ka Yeelin,

Wasiirada Hore ayaa sheegtay sababta aanan ugu jirin Wasiirada cusub, waa hal qodob oo ah meeshii la iga rabay in aan qabiilkayga u shaqeeyo, ayaan u shaqeeyay dhamaan dadweynaha reer Puntland
Meshii la iga rabay inaan Xildhibaanada Beesha iyo Isinkayga qanciyo ayaan shacabkii aan u dhaartay qanciyey, Hadii Wasiir walba uu beeshiisa u shaqeeyo, sidee loo helaya Puntland-ta aan ku hamineyno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.