Xildhibaanada baarlaamanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa maantaku yeesheen kulankoodii caadiga aah, Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Sheekh Ibraahim Muudey.
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/wali Sheekh Ibraahim (Muudey) ayaa sheegay in Baarlaamanka soomaaliya ay galayan fasax nasasho oo mudo 20 Maalmood h oo ku eg ilaa 5 Bisha soo socota ee September.
Xildhibaanada qarkood waxa ay aadi doonaan Xajka,si ay u soo gutaan Waajibka alle taas ayaana ugu badan sababta loo fasaxay xildhibaanada ayuu yiri C/wali Sheekh Ibraahim (Muudey).
Leave a Reply