Wariye Warsame Xaaji faarax oo lagu xiray Garbaharey kadib markii oo Amxaarada Xasuuqa ka Geysatey Gedo Wax kasheegay

warsame

Wariye Warsame Xaaji faarax oo kamida Wariyaasha ka hawl gala Gobolka Gedo gaar ahaan Garbaahrey ayaa waxaa xabsiga u taxaabay maamulka Degmada Garbaahrey kadib markii uu wax kasheegay Ciidamada Itoobiyaanka ah ee xasuuqa ka gaystey Gobolka Gedo waana qofkii labaad oo loo xiray hadal ay kasheegen Ciidamada Itoobiyanka kusugan Garbaarey.

Maamulka Garbaaharey intay goobi lahayeen xaqii dadkii Ciidamada Itoobiya Xasuuqeen bay waxay la safteen Ciidamada Itoobiya saas waxa yiri waxgaradka degmada Garbaahrey oo lasoo xariiray Warbaahinta Gedotimes.

Dhawaan bay ahayd markii Ciidamada Itoobiya ay Dad Xoolo dhaqato ah ku Xasuuqeen Gobolka Gedo ilaa iyo hadana wax raali galin ah iyo Diyadii dadka aya xasuuqeen oo ay kabixiyeen majiraan.

Wixii Wara oo kasoo kordha xariga wariye warsame kala socda wararkeena dambe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.