Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Kusimaha Madaxwynaha Soomaliya Jawari ayaa Muqdisho uga qeyb galay shir ku saabsan Iskaashiga Baarlamaanka dowlada Soomaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, Ujeedada shirkan wada tashiga ah ayaa ah sameynta isu duwida iyo iskaashiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanada Dowlad Goboleedyada.
Leave a Reply