Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirrada cusub ee Galmudug

xaaf

Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa magacaabay Golihiisa cusub ee Wasiirada oo mudo badan laga sugaayey kadib markii loo doortay Xilka Madaxweynaha Galmudug, Golahaan wasiirada oo ka kooban 52 Xubnood oo isugu jiro Wasiiro,Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal una badan Wasiiradii uu soo magacaabay Madaxwaynihii hore ee xilka laga qaay Cabdikariim Guuleed.

Wasiirada

Mudane Maxamed Cabdi Maxamed Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka
Mudane Maxamed Xayir Nuur Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose
Mudane Saciid Siyaad Shirwac Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Mudane Cismaan Ciise Nuur “Taar-dhuleed” Wasiirka Amniga Gudaha
Mudane Mursal Cabdiraxamaan Axmed Wasiirka Awqaafta iyo Diinta
Mudane Xasan Maxamed Warsame Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
Mudane Daahir Xasan Xuseen Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta
Mudane Cabdiqaadir Cabdullaahi Warsame Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
Mudane Maxamuud Aadan Cismaan Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
Mudane Cabdullaahi Cali Maxamed Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka.
Mudane Ibraahim Xasan Guureeyee Wasiirka Waxbarashada
Mudane Axmed Dubad Cali Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
Mudane Axmed Dhiblaawe Casir Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
Mudane Maxamed Xuseen Maxamed Wasiirka Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa.
Marwo Naciimo Maxamed Maxamuud Wasiirka Caafimaadka
Marwo Hodan Cabdullaahi Shire Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha.
Mudane Axmed Mire Cali Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
Mudane Cali Yuusuf Xuseen Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha
Mudane Cawil Xirsi Xasan Wasiirka Biyaha iyo Korontada
Mudane Maxamed Aadan Qalabxoor Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
Marwo Sahro Colaad Cabdi Wasiirka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta Maalgeshiga
Mudane Shire Xirsi Maxamed Wasiirka Gargaarka Beni’aadanimada iyo Daryeelka Naafada

Wasiiru-dowlayaal

Mudane Cumar Maxamed Diiriye Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose.
Mudane Khadar Axmed Shire Wasiiru dowlaha Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha
Mudane Cabdulaahi Axmed Calasow Wasiiru dowlaha Amniga Gudaha
Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Wasiiru dowlaha Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Mudane Juneyd Ismaaciil Cigale Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda.
Mudane Cabdulle Xasan Nuur Wasiiru dowlaha Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka
Mudane Burhaan Warsame Cigaale Wasiiru dowlaha Waxbarashada
Mudane Cabdirisaaq Cali Jaamac Wasiiru dowlaha Caafimaadka

Wasiir ku-xigeenada Galmudug

Mudane Mahdi Maxamuud Sahal Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose
Mudane Maxamuud Guure Guuleed Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda iyo Garsoorka.
Mudane Maxamed Axmed Faarax Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
Mudane Mahad Xasan Maxamed Wasiir ku-xigeenka Amniga Gudaha
Mudane Basiir Cabdullaahi Cali Barre Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah
Mudane Bashiir Cismaan Guuleed Wasiir ku-xgeenka Awqaafta iyo Diinta
Mudane Axmed Cabdullaahi Maxamuud Wasiir ku-xigeenka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska
Mudane Cabdi Daahir Xuseen Cali Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha
Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta iyo Dhaqanka
Mudane Maxamed Abuukar Gaas Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka, Cirka iyo Dhulka
Mudane Ilyaas Maxamuud Xuseen Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada
Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Macalin Wasiir ku-xigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta
Mudane Cabdullaahi Cabdi Siyaad Wasiir ku-xigeenka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
Mudane Maxamed Xasan Cali Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka
Marwo Hani Xasan Maxamed Wasiir ku-xigeenka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha
Mudane Daahir Faarax Fiidow Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha
Mudane Abshir Cabdi Shiiqow Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Isboortiga
Mudane Maxamed Nuur Diini Wasiir ku-xigeenka Biyaha iyo Korontada
Mudane Cabdullaahi Cilmi Cali Wasiir ku-xigeenka Dastuurka iyo Dib-u-heshiisiinta
Mudane Cabdiraxmaan Axmed Cilmi Wasiir ku-xigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda
Mudane Nuur Maxamuud Maxamed Wasiir ku-xigeenka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta Maalgeshiga
Mudane Mahad Maxamuud Cali Wasiir ku-xigeenka Gargaarka Beni’aadannimada iyo Daryeelka Naafada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.