Wasiiradda loo yeeray waxaa kamida Wasiirka Aw-qaafta iyo Arrimaha Diinta,Wasiirka Ganacsiga,Wasiirrka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda,si wax looga weydiiyo Lacagahaasi tirada badan.
Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi oo kamida Aqalka Sare ayaa sheegtay in Wasiiradda laga dhageysan doono Sababta keentay in laga qaado Lacagahaas badan Dadka doonaya in ay soo Xajiyaan
Wixii ka soo kordha halkaan kala socda
Leave a Reply