Maxamed Cabdi Waare Oo Isku Sharaxay Madaxwaynaha Hirshabeelle.
Musharrax Maxamed Cabdi Waare oo ka mid ah siyaasiinta ka soo jeeda Hirshabeele ayaa ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxwaynaha Hirshabeelle.
Musharax waare waxa uu ka mid yahay dadka ugu cad cad Hogaanka Hirshabeelle hadii uu mar laguda galo Doorashada Hirshabeelle.
Waxa uu sheegay Musharaxaan in uu qaban doono Howlihii looga baahnaa Madaxwayne Cali Cabdullaahi Cosoble.
Cali Cosoble ayaa xilka Laga qaaay 14 Bishaan ka dib markii xildhibaanadu ay ku eedeeyeen wax qabad la.aan.
Leave a Reply