Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiiradda Cusub ee Maamulaas

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Baarlamaanka Maamulkaasi horgeeyay Golaha Wasiiradda Cusub Ee uu dhwaan Magacaabay,waxaana Xildhibaanada ay Ansixiyeen Wasiiradda Cusub.

52 Xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Galmudug ayaa ogolaaday in ay Ansax yihiin Wasiiradda Cusub Ee Maamulka Galmudug,waxaana diiday sidoo kale Shan Xildhibaan.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Baarlamaanka Galmudug uga Mahad Celiyay Talaabada ay ku Ansixiyeen Golaha Wasiiradda Galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.