Akhriso:-Wasiiradda Xukuumadda Soomaliya oo Amaro Culus La Dul Dhigay

Ra’isalwasaare Kheyre wuxuu Golihiisa Wasiirada ka mamnuucay inay baraha bulshada, idaacadaha iyo TVyada uga hadlaan warar siyaasadaysan, xaalada taagan iyo wixii xasaasi ah illaa inay ogolaansho ka haystaan Xafiiska Ra’isalwasaaraha maahane.

Wasiirada ka Tirsan Xukuumadda Soomaliya waxaa lagu wargeliyay inaysan uga hadli karin baraha bulshada wixii xasaasi ah ama siyaasad ah ogolaansho la’aan.

Amarka Wasiirada looga mamnuucay baraha bulshada waxaa uu kasoo baxay Xafiiska Ra’isalwasaaraha oo Ogg-siiyey Madaxweynaha, warqadase waxaa ku saxiixan Ra’isalwasaare ku xigeen Xukuumadda Soomaliya Mahad Guleed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.