Wasiirka Aminga Galmudug Cismaan Ciise ayaa waxaa dowlada Soomaliya ka Codsaday inay Ciidamada Nabadsugida usoo ceshaan nin ay xabsiga kala baxeen kadibn muqdiho ukaxaysteen, waxaa kaloo dowlada Soomaliya Kacodsaday in la baaro cidii ka dambaysay shacabkii lagu laayey Bariire.
Leave a Reply