Dagaalyahanadda Labaxay Khilaafadda Islaamka ee Daacisha yaa sheegtay Masuauliyadda Weerar Wiil Soomaaliyeed uu ka geeystay Magaaladda Brussels ee Wadanka Belgium ka.
Ninka Fuliyay weerarka ay Daacish shegteen Da’adiisu waxaa ay ahyd 30 Sano waxana uu Tooreey ku Weeraray Ciidamo Dhoolutus kusameeynayay Bartamaha Magaaladda Brussels, Habeenkii Jimcihii, Ciidamadii uu weeraray ayaa Toogtay waxaana ugu Dambeeyntii u dhintay dhaawac Soo gaaray.
War lagu qoray Barata lagu faafiyo ISIS ee Amaq news ayaa lagu sheegay in Nin ka weerar-ka ka geeystay Brussels uu haa Askari ka tirsan Ciidamadooda, islamarkaana uu qaaday weerar Jawaab u ah midka ay Geeystaan Xulifadda uu Mareeykanku Hugaamiyo.
Dagaalyahanaadda Daacish ma aysan Shaacin Magaca Nin ka weerarka geeystay.
Laamaha Amaanka ee Brussels ayaa sheegay in Ninkaan oo Asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya uu ku dhawaaqay “Allahu Akbar” Markii uu weerarka Qaadayay
Leave a Reply