Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaliya ayaa ku waramaya in qarax ismiidaamin ah in uu ka dhacay gudaha magaaladaas.
Qaraxaan ayaa ka dhacay maqaaxi ku taalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay qaraxaa ayaa sababy dhimasho iyo dhaawac.
Dhanka kale Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya iyo kuwa Koonfur galbed Soomaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay waxaana gabi ahaanba la xirey wadooyinka soo gala.
Leave a Reply