Qaban-qaabada lagu soo dhaweynayo wafdiga Muqtaar Roobow ayaa laga dareemayaa Magaalada Baydhabo,wuxuuna ugu sii gudbi doonaa Degmada Xudur ee Gobolka bakool oo markii hore uu ku sugnaa.
Magaaladda Baydhabo waxaa shalay Gaaray wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka_Gaashaandhiga Dowlada Fadaraalka Soomaaliya, Cabdirashiid C/laahi iyo mas’uuliyiin kale oo ka Tirsan Dowladda Soomaliya.
Amnaaka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo adkeeyay waxaa gabi-ahaanab saakay magaaladda amnigeeda la wareegay Ciidamada Koonfur Galbeed Soomaliya iyo kuwa Ethopia ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM
Leave a Reply