Kulanka Golaha Shacabka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho oo inta badan mudanayaasha Baarlamaanka ay xaadir ahaayeen loogana hadlayey arrinta ku saabsan dhiibistii dowladda Soomaliya ee Cabdi Kariin Muuse Qalbi Dhagax ayaa waxaa baarlamanka Soomaliya taageereen Go’aankii dowlada Soomaliya ay Qalbi dhagax ugu gudbisey Dowlada Soomaliya.
Wararkeena Dambe kala socda warbixinta oo faahfaahsan
Leave a Reply