Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in aysan udul qaadan karin In shacabka Muqdisho lagu dhibaateeyo Kaararka aqoonsiga ee Dowlada, Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed isloow Ducaale oo Maanta ka Hor hadlayay shacabka Muqdisho qaar kood oo ka qayb gelayay Barnaamijka arigti wadaaga ee Muqdishaawi ayaa amarkaasi soo saaray.
Leave a Reply