Dhagesyo:Gudoomiyaha Taabit oo Tacsi u diray ehelada marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir iyo Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Taabit ayaa Tacsi u diray Qoyskii iyo eheladii Marxuum Cumar Ismaaciil Sheekh Xasan ooo maanta gacan ka xaqdaran ay ku dishay Magaaladda Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeyso Isgooska Faloorance iyo kan Geed Jaceyl.

Marxuumka ayaa waxaa dilay Askari ka tirsan ciidamada Amaanka Wadooyinka tarafikada waxaana Askari dilka geystay la hor keeni doonaa sharciga si loo marsiiyo cadaalada uu mudan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.