Daawo:Xildhibaan Zakariya oo kawarbixiyey Mooshinka ay ka keeneen safiirka Imaaradka Carabta u jooga Soomaliya

sak

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa loo gudbiyay mooshin ka dhan ah fara-gelinta uu Emirate-ka Carabta ku hayo Somaliya, Mooshinka loo gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaliya Prof. Jawaari ayaa cambaareyn loogu soo jeediyey dowladda Imaaraadka Carabta oo faragelin ku heyso dalka Soomaaliya sida lagu yiri qoraalka

Mooshinka ayaa sidoo kale lagu xusay in Danjiraha Emirate-ka Carabta u fadhiya Magaalada Muqdisho Amb. Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi uu madaxa isu geliyay Dowladda Dhexe & Maamul Goboleedyada, sidoo kalena uu sameeyay maleeshiyaad hubeysan sida hadal loo dhigay.

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo kamid ah mudanayaasha gudbiyay mooshinkan ayaa ka warramaya sababta ay mooshiinka u gudbiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.