Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Batroolka Dowlada Somaaliya Mohamud Abdikadir-Hilaal Ayaa Maanta Xafiiskiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Dowlada Norwey, waxaana kulankaan ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Wasaarada Macdanta Biyaha.
Kulankaa Dhex maray Wasiirka kuxigeenka Macdanta iyo Batroolka dowlada Soomaliya iyo Waftiga ka socday Denmark ayaa waxaa looga hadlay sidii loo horumarin laha Batroolka Soomaliya, Markii Kulanka uu soo idlaaday ayaa waxaa Saxaafada Lahadlay Wasiir Ku Xigeenka Macdanta Iyo Batroolka Dowlada Somaaliya Mohamud Abdikadir-Hilaal inuu intii mudo ah uu ku hawlanaa sidii Soomaliya u horumarin lahayd Batroolka ku jira dalka Soomaliya.
Leave a Reply