maamulka Galmudug oo War ka soo saartay Xiisadda Siyaasadeed ee ka jirta Galmudug

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu Cambaareeyay fal ay ku sheegeen inuu yahay mid Fashilmay oo lagu sheegay in Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Galmudug ay Xilka uga qaadeen madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle Xaaf,waxaana sidoo kale Warsaxaafadeedka lagu sheegay in 48 Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay Kulan Deg deg ah ka yeesheen Wararka sheegaya in Xilka laga qaaday Madaxweyne Xaaf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.