Caawa Baaris Xoogan oo Kasocota Magaalada Kismaayo iyo Shacab Badan oo lasoo dhoobay Barxada Magaalada

deg

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel Gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa Caawa waxaa kasocda Baarsi Xoogan sida ay sheegayaan dadwaynaha Magaalada Kismaayo, Kumanaan dadweynaha ah ayaa la isugu keenay Barxadaha Waweyn ee kismayo iyadoo dadkaasi ay ku socoto baaris xoogan lamana garanaayo waxa kalifay in shacabka Magaalada Kismaayo Guryahooda laga Jafo.

Wariyaha Gedotimes uga soo warama Magaalada Kismaayo oo la xariiray laamaha Amniga ayaa sheegaya in maamulka Jubbaland ka gaabsadeen inay ka warbixiyaan Baaristaan caawa ka socota Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.