Guddoomiyaha Gobolka Bakool ee Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Guud ahaan deegaanada Gobolka Bakool laga mamnuucay ka Ganacsiga Qaadka iyo Nuucyada kala duwan ee Maandooriyayaasha.
Gudoomiyahaha Bakool Waxa uu kaga digay Diyaaradaha Ganacsi ee qaadka keeni jiray Gobolka Bakool in wixii maanta ka dambeeya aysan soo dagi Karin diyaarad sida Qaad.
Leave a Reply