Daawo:Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Baydhabo Xili Mooshin laga wado

shari

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Sooomaliya Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa maanta ku laabtay Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulkaas, Garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaaladda baydhabo waxaa wafdigaan kusoo dhaweeyay, gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Koonfur Galbeed Soomaliya C/qaadir Shariif Sheequnaa Maye , Wasiiro,Xildhibaan, Saraakiiil Ciidan iyo qeybaha bulshada magaladda Baydhabo.

Madaxwayne Shariif ayaa kamida Madaxwaynayaashi safarka u aaday Imaaraadka Carabata waxaana Xildhibaanada Maamulka Koonfur galbeed qorsheynayaa mooshin ka dhan ah Madaxwayne Shariif.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.