Daawo Amisom oo Amaanka Cadaado La wareegtey iyo Madaxdii Galmudug oo loo sheegay inay Xafiisyada Baneeyaan

amisom

Magaalada Cadaado waxaa soo gaarey wafti Amisom ah oo hogaaminaayo taliyaha Ciidamada Amisom Generaal Cismaan Nuur Subagle waxayna kulano la qaateen madaxdii Galmudug ee Dhawaan xilka laga qaaday, waxaana saxaafada lahadlay markii shirka soo dhamaaday Taliyaha Amisom General Subagle ayaa sheegay inay ciidadamada Amisom la wareegtey Amaanka Garoonka Cadaado iyo nabadgalyada shacabka kusugan Cadaado.

Waxaa kaluu sheegay in Ciidanka Amisom ay u joogan sidii Amaanka Cadaado loo sugi lahaa waana sida Dowlada Soo fartay,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.