Dhageyso:Madaxwayne Shiiq Shariif oo qaylo dhaan afka ku dhuftay iyo Mooshiinkii lagu ridi lahaa oo socda

shari

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Warbaahinta Kula Hadlayay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Maamulka Koofur Galbeed ay Ka digayaan Qorshe lagu ridaayo Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shiiq shariif, taas oo horseedi karta Inuu burburo Maamulka Koofur galbeed.

Madaxweynaha oo sii hadlaya ayaa sheegay iney koofur Galbeed KU Dhagnaan Doonto Nidaamka Federaalka ayna Ka hortagi doonaan shaqsiyaadka wada Qorshaha Ka dhanka ah Hananka Federaalka, Dhinaca kale Magaalada Baydhabo waxaa ku qul qulaaya xildhibanada Koonfur Galbeed ayakoo qorshaynaya sidii barlamanka loo keeni laha Mooshin xilka looga qaadayo Madaxwayne Shiiq Shariif.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.