Ammaanka Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa Saakay si weyn loo adkeeyay,waxaana Magaalada lagu daadiyay Ciidamo badan oo isugu jira kuwa AMISOM iyo Ciidamada Maamulka Jubbaland
Magaalada Kismaayo ayaa isku diyaarineysa Marti gelinta Shirka Madaxda Maamul Gobolleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda dhexe
Madaxweynaha Jubbaland oo Saxafadda kulahadlay Magaalada Kismaayo ayaasheegay in Shirka ka furmaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose uuyahay mid looga hadlayo Midnimadda Ummadda Soomaaliyeed, balse uu san aheyn Shir lagu Hagar daaminayo Dowladda iyo Ummadda Soomaaliyeed
Leave a Reply