Wasiirka Maaliyada Xukumadda Federaalka ee Somalia Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,iyo Madaxtooyada Soomaaliya,Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya,maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.xubno ka tirsan dowlada ayaa qeyb galay Munaasabad ay xilka kula wareegayay Xisaabiya guud ee Qaranka Marwo Faadumo Cismaan Faarax kadib markii khamiistii la soo dhafay xilka laga qaaday Xisaabiyihii guud ee qaranka Axmed Yuusuf Muumin(Siraaje)
Xisaabiyihii hore ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin(Siraaji) ayaa si rasmi ah xilkaasi ugu wareejiyay Xisaabiyaha Guud ee Cusub,iyadoo balanqaaday in waajibaadkii loo igmaday ay si hufan u gudan doonto.
Marwo Faadumo Cismaan Faarax ayaa balanqaaday in waajibaadkii loo igmaday ay si hufan u gudan doonto.
Leave a Reply