Daawo:Madaxwyanaha Puntland Gaas oo ka horyimid Amarkii Madaxwayne Kuxigeenka Camey Shaqada kaga joojiyey Taliyihii Booiska Puntland

gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa shaqadii dib ugu fasaxay Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland C/qaadir Shire Faarax Ereg, oo hore uu shaqada uga joojiyey Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey.

Madaxwaynaha Puntaland Markii uu arkay in si sharci daro ah shaqada looga qaaday Taliyaha Booliska Punland ayuu Wareegto uu shaqada ugu fasaxayo soo saaray taas oo waji gabax ku noqonaysa Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland Camey.

Daawo taliyaha Booliska oo ka horyimid shaqo joojinta uu kusameeyey Madaxwayne kuxgeenka Puntland Camey.

punt

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.