Waxaa Magaalo xeebeedka Kismaayo Ka furmay Shirkii uu kubaaqay Madaxwaynaha Jubbaland axmed madoobe oo ay ka qayb galeen Maamul goboleedyada, shirkaan ayaa ah shir aan la aqoon ujeedka loo qabtay iyo waxa kasoo baxaya lakiin sida uu sheegay madaxwaynaha Jubbland Axmed Madoobe waxaa weeye shir markuu dhamaado war ay ku farxaan shacabka Soomaliyeed ay kasoo baxaan.
Shirkaan ayaa waxaa laga hor istaagay warbaahinta madaxbanan inay war ka tabiyaan sida ay sheegeen wasaaradaha Warfaafinta Jubbaland.
Wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah
Leave a Reply