Madaxwaynaha Soomaliya iyo wafti hogaaminaayo ayaa dhawaan kasoo noqday booqasho ay ku tageen dalka Suudan waxayna Soomaliya iyo Suudaan kala saxiixdeen Heshiisyo kal duwan, Heshiisyadaas waxaa ka warbixiyey wasiirka arimaha dibada,Wasiirka qorshaynta,Wasiirka Dhalinyarada,Wasiirka Waxbarshada.
Leave a Reply