Madasha Samatabixinta Puntland oo ka kaoobaan odayaal Siyaasiyiin iyo Cuqaal ayaa waxay ka soo horjeesteen wareejinta dekada Boosaaso, shirka Kismaayo waxaa kaloo sheegeen in amaanka wax laga qabto oo laga hortago weerarkii boosaaso lagu soo qaaday oo kale sida kii Koontoroolka lagu nsoo qaada.
Madasha Samatabixinta Puntaland ayaa soo Saaray war murtiyeed Dhinacyo Badan taabanaayo waxaana kamida qodabadaan hoos ku qoran.
- Madaxsha waxay Cambaareynaysaa shirka Kismaayo oo lagu ligoonayo umada Soomaliyeed dowlada Soomaliya lagu lugoynaayo
- Madasha waxay cabaareynayaa Maamul goboleedyada iyakoo qilaafay mowqifkii dowlada soomaliya ka qaadatay wadamada qaliijka
- Madasha waxay kasoo horjeedaa wareejinta dekada Boosaaso lagu wareejiyey Imaadka Carabta
Leave a Reply