Afhayeenka Nabad Sugida Maamulka Jubland oo La Hadaly Gedo Times Ayaa Beniyay In al- shabba Madific Ay Ku Qaraceen Magaalada kismaayo Qeybo Ka mid Ah.
Wax uu afhayeenka Ku Tilmaamay Wararkaasi kuwa Lagu Qalqal Galinayo Xasilonidi Amni ee Ka jirto Magaalada Kismayo.
Sido Kale Afhyeenka Wax uu Ka Hadlay Howal galadii Ay Wadeen Ciidamada Maamulka Jubland isago Sheegay inay Wali Socdaan Howal Galada oo Al- shabab Lag Qabsaday Goobo Hor Leh oo ay Maamulayeen .
Magaalada Kismaayo Ayaa Mararka Qaar Waxaa Ka Dhaco Falal Amniga Qal qal Galiyo Kuwaas oo Al- shabab Ay Masuliyadooda Ay Shegetaan
Halkaan Ka Dhageyso:
Leave a Reply