Daawo:taliayaha Ciidanka Xooga dalka Soomaliya oo sheegay dadka kamid Noqonaya Ciidamada Xooga Dalka oo sii badanaya

taliye

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliya Sareeyo Gaas Axmed Jimcaale oo ka hadlaayey dib udhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in biliihi lasoo dhaafay ay isi soo diiwaan galiyeen in kabadan 1000 qof oo rabta inay kamid noqdaan Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed.

Taliyaha ayaa sheegay inay qoarayaal ciidamo badan oo kamid noqda ciidalka xooga dalka oo loo qaadi doono dalalka Suudaan,Masar.Turkiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.