Shirkadda DP WORLD, ayaa maanta la wareegaysa maamulka Dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Shirkadda DP WORLD, ayaa dhaqaale dhan 336 Milyan oo Doolar ku Maalgalinaysa Dhismaha Dekeda Boosaaso, waxaana dhismuhu uu u kala baxayaa laba waji.
Leave a Reply