Dhageyso:Raysawsaare Khayre oo Booqday Banadhiga Bandhiga Made in Moqdisho

Raysawsaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre oo waheliyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit ayaa waxuu booqday Bandhig dhaqameedka Muqdisho samaysey “Made In Muqdisho” waxaana lagu soo bandhigay waxyabaha hidaha iyo dhaqanka u aha soomaliya.

Raysawsaare Khayre ayaa alaabaha farshaxanka ka gatay Bandhigaas asagoo ugu mahad celiyey Xaafadaha Gobalka banaadir sida wanaagsan oo ay uga soo qayb qaateen wuxuuna sheegay Raysawasaare Khayre in bandhig dhaqameedkaan lagu qabto goblada dalka Dhamaantood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.