Madaxweyne Somaliya Oo Booqday Xarunta Gurmad Qaran isagoo Jawaabaya Telefoonada Dadka Eheladooda Raadinaya

Farmajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tegay Xarunta ay ku howlgalayaan Dhalinyaro si iskood ah isku abaabulay kuwaas oo ka qeyb qaadanaya sidii loo heli lahaa dadka weli maqan oo uu waxyeeleeyay qaraxii Soobe.

Madaxweyne Farmaajo oo Goobta ku sugan ayaa Gacantiisa ku qabanaya taleefoonada ay dadweynaha soo wacayaan isaga oo amraya in qof walba wixii mcquul ah ee uu doonayo loo qabto.
FarmajoFarmajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.