Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa u magacaabay afhayeenka wasaarada Amniga Gudaha Abdulaziz Ali Ibrahim “Xildhiban” iyadoo xilkii laga qaaday Axmed Maxamuud Maxamed Carab, oo lagu soo eedeeyey inuu ku guul dareystay xilkii loo xilsaaray Wareegto uu ku saxiixnaa Wasiirka Amniga Ducaale ayaa lagu sheegay in afhayeenka cusub lagu soo xulay aqoontiisa iyo waayaragnimadiisa .
Leave a Reply