Daawo:Raysawasarihii Hore Soomaliya Dr Saacid Farax Shirdoon “Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey dadkii kudhintay qaraxii Muqdisho

saacid

Raysawasarihii Hore Soomaliya Dr Saacid Farax Shirdoon “Saacid” ayaa ka tacsiyeeyey dadkii kudhintay qaraxii ka dhacay Muqdisho kaas oo dad badan ku dhinteen kuna dhaawacmeen, Raywasaare Saacid ayaa waxuu sheegay inuu aad uga xumaaday dadkii soomaliyeed ee qasaraha kasoo gaaray qaraxii waxuush nimada ahaa wuxuuna ilaahay uga baryey dadkii soomaliyeed ee ku dhibtay in ilaahay unaxariisto kuwa dhaawacmayna Caafimaad siiyo.

Waxaa Kaloo sheegay Raysawasare Saacid Farax in midnimada laga shaqeeyo meelana looga soo jeedsado Cadowga soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.