Wasiirka Maaliyada Soomaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta booqday goobtee qaraxu kadhacay ee Zoobe ayaa marka hore ka tacsiyeeyey dadkii dhibka soo gaaray shacabka soomaliyeed waxuuna sheegay in dalkaan iyo dadkiisa waa in laxoreeyaa oo cadowgaSoomaliya Xididada loo siibo waana inaan isku kalsoonaa.
Leave a Reply