Wararka ka imaanaya Degaanka lagu Magacaabo Danida oo u dhexeysa Degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala tirsan Gobolada Shabellaha Hoose iyo Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saakay lagu Qarxiyay Gaari Homey ah oo Rakaab siday.
Gaariga Caasiga ah ayaa ka baxay Degmada Afgooye,waxaana uu ku siijeedaty Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe,iyadoo uu Haleelay Qarax Miino oo Wadada lagu Aasay.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Dadkii Saarnaa Gaariga Caasiga ah ay ku baaba’een,iyadoo ay noqdeen kuwo dhintay iyo kuwo dhaawaxcmay intaba.
Waxii ku soo kordha dib kala soco Insha Allah
Leave a Reply