Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Safar shaqo u gu dhoofay Dalalka Uganada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar shaqo ugu amba baxay dalka Uganda isagoo kala soo hadlaaya Madaxwaynaha dalka Uganada Sidii garab looga siin lahaa lafagaalanka Alshabab kaas oo dhawaan si xawliya uga bilaaban doona dalka Soomaliya.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal C/wali Jaamac Xuseen oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey safarka Madaxweynaha iyo muhiimada uu u leeyahay qorshaha dagaal ee ka dhanka ah Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.