Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dalka Jabuuti”Sawiro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti ee caasumadda Jamhuuriyadda Jabuuti, waxaana Garoonka diyaaradaha caasumada Jabuuti si diiran ugu soo dhaweeyey Masuuliyiin uu horkacaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti Mudane Maxamuud Cali Yuusuf.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lakulmi doono Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele, iagoo kawada hadli doona la dagaalankaargagixisada ah Alshabaab.
FARMAAJO

FARMAJO

FARMAJO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.